Xukumada Somaliland Maxay Ka Tidhi Abaal Marinta Caalamiga Ah Ee Uu Ku Guuleystay Gudoomiyaha Shirkada Telesom ?
November 15, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Tikloojiyada Somaliland ayaa waxaa ay ka hadashey abaal balin caalami ah oo habeenkii xalay aheyd uu ku guuleystay gudoomiyaha Shirkada Telesom Abdikariim Maxamed Iid , waxaana ay Somaliland sheegtay in ay abaal marintaas ku hanbalyeynayso
Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafadeedka Wasaarada
