Daawo Muuqalka”Taliyaha Taraafikada Somaliland Oo Ka Hadley Sababta Baabuurta Yar Yar Ee Vitz-ta Looga Joojiyey Wadada Madaxtooyada Hor Marta
November 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland isla markaana ah taliyaha ciidanka nabad gelyada wadooyinka ayaa waxaa uu ka Hadley sababta baabuurta yar yare e VITS –ta loo yaqano ama dukhaanka looga joojiyey wadada hor marta madaxtooyada Somaliland
Taliyaha ayaa sheegay in aanu jirin wax amar ah oo ku soo baxay in baabuurtaas laga joojiyo wadadaas balse ay baabuurtaas shalay wadada madaxtoyada hor mart aka sameyeen sharci jabin iyo mudaharaad sharci daro ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan