Cabdiweli Gaas Oo Ay Dantu Ku Qasabtay Inuu Si Rasmi Ah U Aqbalo Xabad Joojinta Colaadda Tuko-raq Oo Uu Hore U Diiday
November 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u aqbalay xabad joojin iyo inaanu dagaal dambe ka dhicin jiidda Tukaraq ee gobalka Sool. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala.