Daawo Muuqalka”Gudomiyaha Guurtida Oo Sheegay Inuu Gunada Ka Jari Doono Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golahaas Iyo Sababta
November 19, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Md Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu gunadii ka jari doono dhamaan xildhibaanadii aan ka soo qeyb galin fadhiyadii ay golahaasi yeeshay kal-fadhigan .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/p3V1MEaAN0Y
Berberatoday.com