Daawo Muuqalka”Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Shacab Weynaha Reer Burco Iyo Siyaasadii Geeska Uu ka Hadlay+Fariin Uu Udiray Maamulka Muiqdisho
November 20, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo dhawaan safar ugu baxay gobalkada Bariga Somaliland ayaa waxa uu maanta gaadhay magaalada Burco ee Xarunta gobalka Togdheer
Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyey shacabkii magaalada Burco ku soo dhaweeyey waxaana uu ka Hadley arimo door ah oo ay ka mid yahiin isbedelka geeska ka socda iyo doorashooyinka Somaliland
Muddane Biixi ayaa sheegay in doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa horaanta sanadkan uu dib u dhac ku yimid balse xisbiyada mucaaridka uu ku rajo weyn yahay inay xal ka gaadhan marka la gaadho sanadka 2019