Daawo Muuqalka”Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb Xuska Dhalashada Nabi Muxamed CSW
November 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu maanta ka qeyb galay xaflad baaladhan oo Hargeysa lagu qabtey taas oo lagu xusaayey maalintii uu dhashay Nabi Maxamed CWS oo maanta ku began