Daawo Muuqalka”Somaliya : Xildhibaan Saaka La Isku Daayey In Gadhigiisa Lagu Qarxiyo Oo Ka Hadley Qaabkii Uu Uga Bad Baadey
November 20, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka mid xildhibaanada Golaha Shacabka Somaliya ayaa saaka ka bad baadey qarax loogu xidhay gaadhigiisa waxaana uu ka war bixiyey qaab kii uu qaraxaas uga bad baadey