Haweenay Ka Mid Ahaan Jirtay Shaqaalaha The Guardian Oo Muddo Sanad Ah Laash Kaligeed Ku Nooleyd !
November 20, 2018 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Haweenay lagu magacaabo Susan Smily kana mid ahaan jirtay Tifatirayaasha Wargeyska Caanka ah ee The Guardian ayaa waxay muddo sanad ah ku nooleyd Badda.
Susan ayaa waxay sanad ka hor iibsatay laash yar oo u gaar ah waxaanay Susan xilligaasi go’aansatay in guud ahaan ay ku soo wareegto Qaarada Yurub.
Haweenaydan ayaa waxa kale oo ay guda gashay safarkeedaasi sanad ka hor markii ay markabkaasi hantiday.