“Reer Burco-ow Maanta Ceebtii Ayaad Naga Furateen..” Maayarka Burco Oo Ka Hadley Qaabkii Madaxweyne Biixi Loo Soo Dhaweeyey”Daawo Muuqal
November 20, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Burco Maayr Maxamed Muraad ayaa waxaa uu ka Hadley qaabkii maanta magaalada Burco loogu soo dhaweeyey madaxweyne Muuse Biixi
Maayarka ayaa sheegay in madaxweynaha si balaadhan loo soo dhaweeyey oo ay beenowdey wararkii la sheegayey ee ahaa in aaney reer Burco madaxweynaha soo dhaweyneen reer Burco na manta ay ceebtii ka furteen waa sida uu hadalka u dhigaye
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/cPJ8oCGFYzA