Daawo Muuqalka”Qaabkii Mucjisada Ahaa Ee Reer Burco U Soo Dhaweyn Madaxweyne Muuse Biixi
November 21, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhey maalintii shalay aheyd magaalada Buro ee xarunta gobalka Togdheer taas oo shacabka Burco si aan loo kala hadhin ay u soo dhaweyeen .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/byWeLycEccE
Berberatoday.com