Somaliland Oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Albaabada Loo Xidhay Qunsuliyada Itoobiya Ee Hargeysa
November 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Somaliland Md Liibaan ayaa waxaa uu maanta ka Hadley warar ay maalmihii ugu danbeeyey warbaahintu qoreysay oo sheegaayey in albaabada loo xidhay qunsiyadii Itoobiya ee Hargeysa
Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in wararkaas ay been yahiin isla markaana isla markaana qunsiyadii Hargeysa ee Itoobiya ay sideedii ay u shaqeynayso .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/80kCrT3xftI