Burco(Berberatoday.com)-Agasimihii guud ee wasaarada cadaalada Somaliland Xussen Maxamed Maxamuud ayaa iminka si rasmi isku casilay .
Agaasimaha ayaa ka mid ahaa waftiga madaxweynaha ee Burco ku sugan .
Sababta uu isku casilay ayaa uu agaasimihu ku sheegay in aanu la shaqeyn kareen xukuumada Muuse Biixi isla markaana uu jiray khilaaf ka dhaxeeyey madaxtooyada Somaliland