“Madaxweyne Muuse Biixi Ma Joojin Karo Wada Hadalka Somaliya , Wuu Caadifad Hadlayaa”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
November 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga UCID waxaana uu ka Hadley safarka uu madaxweyne Biixi ugu baxay gobalada Bariga iyo wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo madaxweyne Biixi sheegay inuu joojiyey
Ugu Horeyn gudoomiye Faysal ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi aanu joojin Karin wada hadalka Somaliland iyo Somaliya madaxweynuhu na uu iska caadifad Hadley .
Faysal ayaa sheegay In wada hadalka Somaliland iyo Somaliya uu ku bilaabmay talo qaran oo golayaasha sharci dajintu ay ogolaadeen