Wariye Axmed Siciid Cige Oo Ka Fadhiistey Shaqadii Idaacada BBC-da Laanteeda Afka Somaliga 20 Sanadood Kadib Iyo Wareysiyadii Ugu Layaabka Badnaayoo Uu Kawaramay
November 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariyaha Axmed Siciid Cige ayaa maanta si rasmi ah uga fadhiistey shaqadii Idaacada BBC-da ka dib muddo 20 sanno ah oo uu ka shaqeynaayey waxaana uu maanta gaadhey da,da hawl gabka ee Idaacada BBc-da
Saxafi Rug Cadaa Axmed Siciid Cige ayaa waxaa uu idaacadii Saaka ee BBC-da uu uga waramay wayihiisii nolasha iyo waxyaabihii ugu layaabka badnaa ee soo maray
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan