Daawo Muuqalka”Cabdiweli Gaas Oo Cabsi Ka Muujiyey Safarka Madaxweyna Somaliland Ee Bariga
November 23, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo magaalada Garoowe ku yeeshay Kulankoodii Khamiista ayaa waxaa ay madaxweynaha Somaliland ku eedeyeen in uu rabshado hor leh ka abuuraayo gobalka Sool waa sida ay hadalka u dhigeene
Golaha wasiirada Puntland ayaa si cad u sheegay in safarka madaxweyne Biixi ugu baxay gobalada Bariga ay tahay mid uu ciidamo ku soo raray hadaf kiisuna yahay sidii gobalka Sool dagaal looga ridi lahaa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/LlpcH-ezn0s