Daawo Muuqalka”daacada BBCda Oo Qabatay Dood Ku Saabsan Wax Qabadka Madaxwayne Biixi Iyo Mucaaridka Oo Ku Kaliyaystay+Sobobta Xukuumada Uga Maqnaatay
November 23, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Idaacada Af somalida ee BBCda Ayaa Qabatay Dood Kulul oo laga hadlaayay wax qabadka Xukuumada madaxwayne muuse biixi mudada halka sano ee ay xilka haysay taasi ka hadalkeeda ay ku kaliyaysteen macaaridku iyadoo gabi ahaanba aanay jirin cid xukuumada ka socotay oo doodan qayb ka ahayd,
