Daawo Muuqalka”Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar
November 23, 2018 - Written by Berbera Today
Caynaba(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa maanta uu gaadhey magaalada Caynaba halkaas oo shacabka magaaladaasi ay si balaadhan u soo dhaweyeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/xUru9cFaslc
Berbratoday.com