War Deg Deg Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Gaadhey Laascaanood Una Sii Dhaafay Tukoraq Iyo Jiid Hore Ee Ciidanka Qaranka
November 24, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudfane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa ay goor dhaweyd gaadheen magaalada Laacaanood ee xarunta Gobalka Sool.
Reer Laacaanood ayaa madaxweynaha u Sameweeyey Soo dhaweyn isaga oo madaxweynuhu uu shacabka kula hadley fagaaraha Madaxtooyada Laascaanood .
Madaxweyne Biixi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa u kici timay dhinaca jiida hore ciidamada qaranka Somaliland ee Tuko raq .