“Shaqada La Isku Wada Raacsan Yahay Ee Laga Yaabo Inaanay Dheef Badan Lahayn, Laakiin Karaamo Iyo Ixtiraam Iyo Duco Loo Hayo, Halka Ugu Karaamada Badan Ee Ummadda Oo Dhammi Isku Raacsan Tahay Waa Ciidamada Qaranka”.Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal
November 25, 2018 - Written by Berbera Today
Tukaraq(Berberatoday.com)-“Shaqada La Isku Wada Raacsan Yahay Ee Laga Yaabo Inaanay Dheef Badan Lahayn, Laakiin Karaamo Iyo Ixtiraam Iyo Duco Loo Hayo, Halka Ugu Karaamada Badan Ee Ummadda Oo Dhammi Isku Raacsan Tahay Waa Ciidamada Qaranka”.Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal