Alshabaab Oo Sheegtay Inay Qarax Kudileen Nin Nebinimo Sheegtay Oo Galkacayo Ku Noolaa
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Gaakacayo(Berberatoday.com)-Labo Qarax oo Gaadiid lagu soo xidhay ayaa saaka lagu weeraray Hoyga nin nabi nimo sheegtay oo degena Koonfurta Magaaalada Gaalkacyo.
War lagu soo qoray Bogga al-shabaab ayaa lagu sheegtay in Al Shabaab oo weerar Halyaynimo ku dileen Cabdi Wali Cali Cilmi Yare oo ahaa Ninkii sheegtay Nabinimada.
Sidi kale waxey sheegteen iney dileen 11 nin oo ilaalo u ahaa.