Daawo Muuqalka”Boqor Burhanka Daarood Oo Puntland Ugu Baaqay Inay Taleex Gobol U Magacow-Do , Isaga Oo Somaliland Ku Dhex Sugan Yahay
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Boqorka Guud ee beelaha Darood oo dhawaan soo gaadhay magaalada Laascaanood ee gobalka Sool iminka na ku sugan magaalada Taleex ayaa waxaa uu madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ugu baaqay in magaalada Taleex uu u magacaabo gobal hoos taga Maamulka Puntland maamada oo uu sheegay in Somaliland u magacowdey gobal ay Xaysimo u bixisay
Boqorka ayaa sheegay in fariintaas uu madaxweyne Gaas u diraayo uu ka sido shacabka magaalada Taleex oo arintaasi ka codsadey