Daawo Muuqalka”Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Oo Amaro Adag Dul Dhigtay Ganacsatada Kala Duwan Ee Somaliland
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xassan Sacad Shaajin oo warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu fariimo u diray ganacsatada farimahaas oo ku saabsan inay sameystaan liisamada ganacsiga
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan