Daawo Muuqalka”Xildhibaan Rayte Oo Ka Hadlay Ololaha Musharixiinta Puntland Kawadaan Badhan
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Xildhibaan Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley olalaha musharaxiinta Puntland ay ka wadaan magaalada Badhan ee gobalka Sanaag
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan