Hal Arin Oo Uu Sheegay Madaxweyne Biixi Inay Gobalka Sanaag Gobalada Kale Dheertahay “ Ceerigaabo Faanka Waan U Ogolahay ..”Daawo Muuqal
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag .
Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyey shacabkii soo dhaweeyey waxaana uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey arimo uu sheegay in gobalka Sanaag ay gobalada kale dheertay , waxaana madaxweynuhu sidoo kale sheegay in reer Ceerigaabo uu faanka u ogol yahay