“Madaxweyne, $ 1.8 Milyan Deyn Ah Ayaa Lagu Leeyahay Mashruuca Dhismaha Jidka Ceerigaabo…” Wasiirka Horumarinta Jidadka Cabdillahi Abokor Cismaan”Daawo Muuqal
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillaahi Obokor ayaa sheegay in Dawladda lagu leeyahay Deyn lacageed oo dhan 1.8 Milyan oo Dollar, taasi oo lagu isticmaalay dhismaha Waddada Ceerigaabo.
Wasiirka ayaa sidaa yeeshay shalay, ka dib markii Madaxweyne Muuse Biixi oo socdaal ku maraya Gobollada Barigu uu kormeer ku tagay qayb ka mid ah Jidka Ceerigaabo oo shaqo ka socoto
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/EYfZnan26gg?t=61
Berberatoday.com