“Telesom Aqoonsi Caalami Ah Bay Heshay” Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro
November 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu sheegay in shirkada Telesom ay beesha caalamka aqoonsi caalami ah ka heshay isla markaana aqoosnigii Somaliland raadineysay kaga dheeraysay
Gudoomiye Ciro ayaa shirkada Telesom ku amaanay hormarka balaadhan ee ay ku guuleysatay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/qsw3U8ASjcs?t=14
Berberatoday.com