Daawo Muuqalka”Sheekh Maxamud Dalmar Maxuu Ka Yidhi Dilka Sheekhii Nabiga Sheegtay
November 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar oo ka falooda arimaha carabta iyo Islaamka ayaa waxaa uu si cilmeysan uga Hadley sheekhii shalay ay Ururka Al shabaab ku dileen magaalada Gaalkacayo kaas oo ay ku eedeyeen in uu nabi Sheegtay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/teuAqopbh94?t=113
Berberatoday.com