Daawo Muuqalka”Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Wacad Ku Maray In Aanay Dib Ugu Dulqaadan Doonin Eedaha Faysal Cali Waraabe Ujeedinayo Xukumada Iyo Xisbigeeda ..” Taariikh Madow Buu Leeyahay Ina Cali Waraabe..”Axmed Cabdi Dheere
November 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu fariino hanjabaado ah u diray gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe
Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu wacad ku maray in xisbiga Kulmiye mar danbe u dul qaadan doonin eedaha Faysal Cali Waraabe u jeedinaayo xukuumadooda oo ay waajibkiisa marin doonan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/dD-hSN72tCA?t=171