Daawo Muuqalka”Xubnaha Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Su,aalo Warbaahintu Weydiisay Orod Kaga Jawaabay
November 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Doorshooyinka Somaliland oo maanta warbaahinta u shaaciyey in ay doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa bilowga sanadka 2019 aaney dhaceen , ayaa su,aalihii ay warbaahintu weydiin laheyd ka cararay isla markaana warbaahinta aan ka ogolaan wax su,aalo ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/MJgy-HvxB4Y
Berberatoday.com