Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dhagax Dhigay Jaamacadda Cusub Ee Daallo University+Daawo Sawirada
November 28, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhagax dhigay Jaamacad Cusub oo ay yeellan doonto magaalada Ceerigaabo oo lagu magacaabo DAALLO University.



