Daawo Muuqalka”Wasiir Katirsan Xukumada Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Qoomiyada Oromada Itoobiya
November 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay ka jawaabtey hadal shalay ka soo yeedhay madaxweynaha Qoomiyada Oromada dalka Itoobiya Mr Lemma Megersa .
Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland Liiban Yuusuf Cismaan ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay cid kasta oo xidhiidh ganacsi la yeelanaysa
Sidoo kale wasiir ku xigeenka ayaa waxaa uu isna sheegay in ay soo dhaweynayaan dawlada Kenya oo iyaduna dooneysa inay xidhiidh ganacsi la yeelato Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan