Daawo Muuqalka”Ciidanka Booliska Burco Oo Burburiyey Khamri Tiro Badan Oo Maxkmadu Xukun Ku Riday
November 29, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska gobalka Togdheer , gudaha maxkamada gobalka Togdheer 439 dhalo oo khamri ah , waxaana ay maxkamadu ku xukuntey laba eedeysane oo khamrigan lagu qabtey min saddex sanno oo xadhig ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan