“Shirkada Telesom Waa In Loo Ogolaado Xadhiga Internet-ta Ee Viper Optic-ga ..”Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Ramaax Cali Hayste”Daawo Muuqal
November 29, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha gudaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Siyaasi Ramaax ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere kaas oo eedeymo u jeediyey Gudoomiyaha UCIF Faysal C Warabe
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/y9laQp9FRh0?t=149
Berberatoday.com