Daawo Muuqalka”Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Goor Dhaweyd Ka Degtay Dalka Argentina Iyo Ujeedkeeda
November 30, 2018 - Written by Berbera Today
Buenos Aries(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May ayaa waxaa ay goor dhaweyd ka degtay Magaalada Buenos Aries ee dalka Argentina , halkaas oo jimcaha maanta ah uu shir uga furmi doonan dalalka G20
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/9xXpxjHQNEY
Berberatoday.com