Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Ururka ONLF Oo Soo Gaadhay Magaalada Adis Ababa Iyo Soo Layaab Leh Oo Loo Sameeyey
December 1, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka ONLF ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu soo gaadhay dalka Itoobiya gaar ahaan caasimada Addis Ababa tan iyo markii uu xilkaas qabtey waxana maanta loo soo dhaweeyey si balaadhan
Gudoomiyaha ayaa maalinta bari ah si balaadhan loogu soo dhaweyn doona isla markaana laga sugayaa magaalada Jig Jiga ee caasimada maamulka Soomalida Itoobiya