Daawo Muuqalka”Somaliland Oo U Jawaabtey Madaxweynaha Dawlad Deeganka Somaalida Itoobiya
December 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Prof Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo ka soo yeedhay madaxweynaha Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar .
Madaxweyne Cagjar ayaa waxaa uu dhawaan sheegay in Gudaha Somaliland ku sugan yahiin xubno argagixiso oo qaraxyo ka abaabulaya Somaliland ay qaraxyo uga geestaan gudaha Itoobiya .