Daawo Muuqalka”Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gaadhi Jabhada Kornayl Caare Ay Dhaceen
December 2, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Ciidanka Qaranka Somaliland qeybtooda gobalka Sanaag ayaa waxaa ay badhasaabka gobalka Sanaag ku wareejiyeen gaadhi Ambulance ah kaas oo dhawan jabhada Caare ka dhacday degmada Xiis
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan