Daawo Muuqalka”Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Jawaabey Hadal Dhawaan Ka Yeedhay Madaxweynaha Kililka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar
December 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yedhay madaxwynaha maamulka Soomalida Itoobiy Mustafe Cagjar .
Wasiir Kaahin ayaa sheegay in Somaliland ay tahay dal nabdoon oo nabad galyo kula nool dalalka Dariska hadalka madaxweynaha ka soo yeedhay na aaney ka filaneen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/ach6lKrBAWE
Berberatoday.com