Daawo Muuqalka”Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Wareejiyay Doonyo Dheereeya Iyo Dawlada Ugu Deeqday
December 3, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa waxaa maanta lagu wareejiyey qalab kala duwan oo ay ka mid yahiin saddex doomood oo ah nooca dheereeya iyo saddex gaadhi waxaana ugu deeqday dawlada Sweden
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan