Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Magacaabis Sameeyey Xilal Sameeyay
December 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu magacaabey gudoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani u qaabilsanaan doona gobalka Awdal kadib markii uu dhawaan is casilay gudoomiyihii hore
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista
