Cabdillaahi Geeljire Oo Soo Bandhigay Saddex Hal Oo Seegay Madaxweynaha, Guddiga Doorashada Iyo Waddani
December 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) ayaa sheegay in dib u dhaca doorashooyinkan wakiilada iyo deegaanku ay sumcad xumo ku tahay Somaliland, isla markaasna ay dalka ka dhigayso mid caadaystay dib u dhaca doorashooyinka.