Daawo Muuqalka”Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Eedihii Ugu Cuslaa Madaxweyne Gaas Fashiliyey-na Arimo Sir Ah Oo Uu Sameeye
December 4, 2018 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Cabdikaxiin Camey ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweynaha Puntland oo shalay magacaabey guddida khilaafadka ee baarlamaanka Puntland
Cameya ayaa sidoo kale kafishay arimo khaldadaad iyo sir ah oo uu sameeyey madaxweyne gaas intii uu xilka hayey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/cj5Nh-hzjyk
Berberatoday.com