Daawo Muuqalka”Murashaxiinta Maamulka Puntland Oo Ku Hirdamaya Deegaamo Katirsan Gobolka Sanaag Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Indhaha Ka Laabatay
December 5, 2018 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Musharaxiinta Madaxweyne nimada Puntland u sharaxan ayaa waxaa ay ku hirdamayaan Gobalka Sanaag oo mid waliba booqasho ku imanaayo isla markaana waxaa ay u muuqataa in xukuumada Somaliland ay arintaasi indho ka laabatey