”Dib U Dhaca Doorashada Xukuumadu Masuul Kama Aha Ee Xisbiyada Mucaaridka Ay Masuul Ka 0Ah …”Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Jiir Cali Madoobe”Daawo Muuqal
December 5, 2018 - Written by admin
Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Muuse Jiir ayaa waxaa uu sheegay in dib u dhaca doorashooyinka wakiilada iyo deeganka ku yimid ay sabab u yahiin xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani balse aaney xukuumadu wax sabab ah ku laheyn
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/L1FSZ4XXeR4?t=4
Berberatoday.com