Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaada Isgaadhsiinta Somaliland Md Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa waxaa uu ka Hadley halka ay mareyso qalab ay rakibeyso wasaaradiisu oo lagula soconaayo cashuuraha ku waajibey shirkadaha isgaadhsiinta taas oo ay dhawan xisbiyada mucaaridku sida fiinta uga qeyliyeen
Wasiirka ayaa sheegay in arinta rakibada qalabkani ay wasaaradiisa meel fiican u mareyso