Daawo Muuqalka”Bulshada Gobolka Gabiley Oo Iskaa Wax Uqabso Ku Dhistay Dhisme Lagu Kordhiyay Dugsiga Hoose Dhex Ee Daa,uud Daahir Iyo Maamulka Dawlada Hoose Oo Xadhiga Ka Jaray.
December 6, 2018 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Bulshada Ku dhaqan Gobolka gabiley ayaa Bilowday Barmaamijka Iskaa wax uqabso kaasi oo lagu Hirgaliyay dhismaha labada fasal ah oo lagu kordhiyay dugsiga Hoose Ee Muj Daa,uud Daahir Ee Deegaanka Indhanka Deerayahanka.
