Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Eedeyey Inay Afduubtay Shirkii Haweenka
December 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Beraberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Wadani Md Khadar ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ku eedeeyey inay afduubatey shir weyne ay maanta magaalada Hargeysa ku qabsadeen Haweenka Somaliland
Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/QQO8VGNivTc
Berberatoday.com