Taliyihii Hawl Galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey Iyo Masuulka Kaloo Lagu Bedelay
December 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuro Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl galinta ciidanka Booliska Cabdiqani Ciise Maygaag ( Ganay ) , oo xilkan loo magacaabey Bilo ka hor Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee dhacday 13.11.2017
Taliye Cabdillahi Fadal Iimaan ayaa xilkan u magacaabey Masuulkii hore xilkan looga qaaday ee hayn jiray Ganay Ka hor kaas oo ah Maxamuud Ducaale
