“Xisbiga Wadani Waxaan leeyahay Arimaha Dumarku Meel Mucaaradada Laga Dayo Maaha..” Agaasime Ilka Case”Daawo Muuqal
December 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha wasaarada shaqada iyo arimah bulshada Somaliland Maxamed Ilkacase ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay xoghayaha xisbiga Waddani , waxaana uu Agaasime ilkacase uu sheegay in arimaha haweeenku aaney aheyn arimo mucaarid nimo laga dhex dey dayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan