Daawo Muuqalka”Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Xarunta Midowga Yurub
December 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo safar ku maraayey qaar ka mid ah dalalka qaarada Yurub ayaa waxaa maanta lagu soo dhaweeyey xarunta baarlamaanka dalka Yurub oo ku taala Dalka Belgium